Sir Fashilantay Masuuliyiinta Sar-Sare Ee Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADANI Oo Magaalada Nairobi Shir Kula Yeelanaya Xubno Ka Socda Dowlada Somaia

0
361

Sir Fashilantay Masuuliyiinta Sar-Sare Ee Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADANI Oo Magaalada Nairobi Shir Kula Yeelanaya Xubno Ka Socda Dowlada Somaia

Waxaa manta magaalada hargeysa ka ambabaxay xubno sar sare oo ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee wadani iyadoo xubnahaas uu horkacaayo hogaamiyaha xisbiga wadani xirsi cali

Waxaynu Wada Ogsoonahay In Musharaxa Xisbigaa Wadani Cabdiraxmaan Cirro Uu Mudooyinkanba Ku Sugnaa dalka Kenya isagoo shirar hoose la yeelanayey masuuliyiinta dowlada Somalia

Xisbiga mucaaradka ah ee wadani waxaa lagu eedayn jiray inuu gacan saar la leeyahay dowlada Somalia isagoon aaminsanayn dowlada Somaliland

Waxay tani caday u tahay in xisbiga wadani uu ka shaqaynayo burburka Somaliland dibna ugu celinayo dowladii xasuuqa ba’an ka geysatay geyiga Somaliland

Cabdiraxmaan cirro iyo xirsi cali waxay mudooyinkanba isku waafaqsanaayeen sidii ay Somaliland uga iibin lahaayeen dowlada Somalia lkn waxay ilowsan yihiin inay masiirka shacabka Somaliland kasii guuxayso dhibaatooyinkii balaadhnaa ee kasoo gaadhay Somalia muqadasna tahay inaan markale lala midoobin