Sixitaan iyo Raaligelin: War aan sal iyo raad toona lahayn oo si qaldan loogu qoray shebekeda Warsugan

0
595

Sixitaan iyo Raaligelin: War aan sal iyo raad toona lahayn oo si qaldan loogu qoray shebekeda Warsugan, kaas oo lagu sheegay in Dubai looga yeedhay wasiiro iyana ay diideen, ka maamul ahaan ayaanu ka raaligelinaynaa Masuuliyiinta laga been sheegay iyo bulshada sida sharafta leh noogu xidhan ee aan nooga baran wararka noocan ah, sidaa awgeed waxa aan mar kale idinka raaligelinaynaa warkaasi oo si qaldan loogu baahiey mareegta war-malo- awaal ah.

Maamulka Shekebada Warsugannews

Hargeysa/Somaliland/Office