telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Suxufi U Dhashay Koonfur Afrika Oo Lagu Qafaashay Waqooyiga Suuriya.

Suxufi sawir qaade ah oo u dhashay dalka Koonfur Afrika ayaa la sheegay in lagu qafaashay waqooyiga wadanka Siiriya.
Ninkan oo lagu magacaabo Shiraas Mohamed oo ah 38 sano jir ayaa la sheegay inuu xiligan la shaqeenayey hay’ada samafalka ee loo yaqaan Gif of Givers oo ah mid ka shaqeysa taakuleynta dhinaca caafimaadka ee shacaba ku dhibaateysan wadankaasi Siiriya.
Suxufigan oo isagu ah nin muslim ah ayaa gaadhiga uu saarnaa la sheegay inay kala degeen kooxo hubeysan iyadoo aan illaa iyo hada la ogeyn goobta uu ku sugan yahay. Wuxuuna xiligaasi ku sugnaa goob aan ka fogeyn xaduuda u dhaxeysa Siiriya iyo Turkiga.

511 total views, 1 views today

Comments

comments




Plugin from the creators ofBrindes :: More at PlulzWordpress Plugins