TACSI: Masuuliyiinta Gobolka Saaxil Oo Tacsi U Diray Qoyskii Uu Ka Baxay marxuum Maxamed Faarax Xirsi

0
394

TACSI: Masuuliyiinta Gobolka Saaxil Oo Tacsi U Diray Qoyskii Uu Ka Baxay marxuum Maxamed Faarax Xirsi

Hargeysa(Warsugannews)Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, Gudoomiyaha Maxkada Sare Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, Wasiirka Arrimaha Dibeda, Sacad Cali Shire, Wasiirka Ganacsiga Cumar Shucayb Maxamed, Wasiir ku xigeenka Maaliyada, Cali Axmed Maxamed (Cali dhagoole) , Wasiir Ku- Xannaanada Xoolaha iyo Cali Maxamed Cilmi (Cali Gadheer), Badhasaabka Sool Maxamuud Cali Saleeban (Ramaax), Maayar Cabdishakuur Maxamuud Xasan (Cidin) Safiirka Somaliland ee Maraykanka Amb Rashiir Nuur Gaaruf, Maareeyahah Dekeda Berbera, Axmed Yuusuf Dirir, Agaasimaha Diinta iyo Aw qaafta, Sheekh Saleebaan Siciid Cali, Agaasimaha Warfaafinta, Maxamed Aadan Cilmi (Ilka Case), Maareeyaha Mucaawimada Hay’ada WFP, Siciid Xasan Cabdi (Siciid dheere), Maareeyaha Hay’ada ka hortaga Aafooyinka Dabiiciga ah Maxamed Muuse Cawaale. , Xasan Xaaji Maxamuud Xasan gadhweyne, wasiir kii hore ee Waxbarashada, Eng Cali Maxamed Cumar (Cali Xoor-xoor) Maareeyihii hore ee Dekeda Berbera, Xildhibaan Cabdalle Maxamed Carab (Cabdalle Sandheere), Gudoomiyaha Akaademiga nabadda iyo horumariinta Maxamed Faarax Xirsi,
Dhamaan Masuuliyiintaasi waxay tacsi u dirayaa qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii, caruurtii iyo shacbiga Somaliland ii ee uu ka baxay Marxuum Maxamed Faarax Xirsi oo ahaa Agaasimihii guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo shalay ku geeriyooday Magaalada Hargeysa.