Tacsi:Geerida Naxdinta Leh Ee Ku Timi Marxmuu Maxamed C/laahi Kabadhe‏

0
550

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

Muuse Faarax Jaambiir,khaddar Jamac Dirri, Faysal, C/raxmaan Carab Ducaale,Axmed Cali Axmed , C/risaaq Dalmar, Zaki Axmed, Iid Aadan Cabdi,, Khadar ibraahin Cabdi Mataan, Khadar Cabdi Xasan Iyo hooyo Khadra Caadh-goo & Caruurteeda Dhammaanba Asxaabtaasi, Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Eheladii Qaraabadii Asxaabtii Qoyskii, Xaaskii, Iyo Caruurtii Uu Ka Baxay Marxmuum Maxamed C/laahi Kabadhe oo maanta 06.2016.,Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa.

Marxuumka Maxamed C/laahi Kabadhe oo kamid ahaa qurba-jooga reer Somaliland,balse mudooyinkii dambe ku soo guryo noqday dalkiisa hooyo,isla markaana wakhti xaadirkan ku noolaa magaalada Hargeysa,ayaa ahaa shaqsi af-gaaban,kuna caanbaxay akhaal suuban,iyo cibaada eebe, waxaanu ahaa shaqsi xanta iyo beenta neceba, iyo xumaanta oo idiilba,

Waxay Alle uga baryayaan inuu naxariistii jannatul-Fardawza uu ka waraabiyo , Marxuum Maxamed C/laahi Kabadhe , Qoyskii ,Eheladii ,Qaraabadii, asxaabtii, Xaaskii iyo caruurtii uu ka baxayna Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo. Aaamiin….Aaamiin…Aaamiin

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN