URURKA KAABA EE NORWAY OO UGA DEEQAY ISKUUL WARCIMRAAN LACAG

0
674

URURKA KAABA EE NORWAY OO UGA DEEQAY ISKUUL WARCIMRAAN LACAG

Oslo Norway (Warsugannews)Magudhenews Ururka Kaaba ee Norway oo uga deeqay lacag dhan kun dollar iskuul Warcimraan. Deeq dan lacageed ay soo dhiibeen Dalada Ururka Kaaba ee Norway ayey ugu talagaleen in ay ku darsadan qaaybtooda Waraysi uu na siiyeye shabakada caalamiga ah ee magudhenews Guddoomiyaha ururka Kaaba Eng Cabdilaahi Cali Faarah ayaa sheegay in ay dadka ku booriyaan in ay wax ku darsadan iskuulka si ay dadka ku nool degmada Warcimraan ay wax u bartaan Eng Cabdilaahi Cali Faarah oo hadalkiisa si wata ayaa dadkii xafladaa ka soo qayb galay u sheegay in ay sadaqaystaan lacag oo ay ku darsadaan iskuulka laga furayo Warcimraaan. Way u furan tahay koontadu qofkii wax ku darsanaya isluulka Guddomiyaha ayaa hadalkisi ku gabagabeyey in ay dad ka reer Somaliland iyo Dawlada Somaliland gudo iyo dbadba ay ka qaybqaatab dhisida iskuulka warcimraan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here