US: Obama oo billadda xorriyadda siiyay madaxweyne ku xigeenkiisa

0
367

Xaflad ka dhacday Aqalka Cad Khamiistii shalay ayuu madaxweyne Obama si lama filaan ah u siiyey Joy Biden oo isaga oo yaaban isla markaana qiireysan gudoomay biladan.

Madaxweyne Obama ayaa ku amaanay ku xigeenkiisa Biden shaqada dheer ee uu wadankiisa u qabtay mudada todbnaanka sana ah.Biden oo ilmeeynayey ayaa u mahadceliyey qoyskiisa iyo madaxweyne Barack Obama