telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

War Deg Deg Ah: Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyey Odoroska Miisaaniyadda 2019-ka Oo Ay Ku Ladhantahay Lifaaqa Gudida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiiladu

9 December 2018 (WMG-Hargeysa)  F adhigii 30aad ee kal-fadhiga 38aad ee Golaha wakiilada JSL oo uu shir-gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Mudane Baashe Maxamed Faarax  Kana soo qayb galeen 60 xildhibaan ayaa mudanayaasha loogu qaybiyey Xeerka Aas-aasida Hay’adda wadooyinka Somaliland.

Waxa gudoomiyuhu u qaaday Cod  odoroska miisaaniyada oo ay la socoto lifaaqa Gudida dhaqaalaha

Waxa Ogolaaday: 46 xildhibaan

Waxa Diiday:  12 xildhibaan

Waxa ka Aamusay 1 xildhibaan

Gudoomiyuhuna muu codaynin

Sidaas ayayayna ku ansaxday odoroska Miisaaniyada Qaranka + wax ka bedelkii Gudida dhaqalaha ee golaha wakiilada JSL.

 

194 total views, 0 views today

Comments

comments




Plugin from the creators ofBrindes :: More at PlulzWordpress Plugins