War Deg-deg ah Laba weriye oo baabuurkii ay wateen kula dhacay Yufle oo ka mida Gobolka Sanaag.

0
450

War Deg-deg ah Laba weriye oo baabuurkii ay wateen kula dhacay Yufle oo ka mida Gobolka Sanaag.

Ceerigaabo (Warsugannews) Subaxnimadii hore ee saaka ayey shil gaadhi ku galeen magaalada Yufle Labada wariye oo kala ah Cali Aadan Daahir oo ka hawlgala Horn Cable
TV iyo Maxamuud Maxamed Saraaf oo ka hawlgala Tvga Qaranka iyo Radio Hargeysa, ayaa saaka shil gaadhi ku galay Yufle oo ka tirsan ceerigaabo.
Labadan saxafi oo u soo baxay hawlo shaqo oo la xdhiidha dhismaha wadada Ceerigaabo ayaa shilkaasi ALLE uga dhigay mid sahlan oo aanay dhaawacooduna uu fudud yahay balse hada lagu dawaynaayo dhakhtarka Ceerigaabo.

n

670_n

823793_n

12301479_567724n

Warsuganmedia@gmail.com
Warsugannews
Ceerigaabo/Office