War Deg Deg Ah:Cabdimaalik Muuse Coldoon Hada Lagu Xidhay Magaalada Hargeysa +Qaadbkii Loo Qabtay

0
455

Cabdimaalik Muuse Coldoon Ayaa Maalmihi Ugu Damyey Ku Sugnaa Magaalada Muqdisho Ee Caaasimada Dalka Somaliya
Cabdimaalik Muuse Coldoon Waxaa Goor Dhaweed Lagu Xidho Garoonka Diyaaraha Ka Haadaan Ee Cigaal Magaalada Hargeysa
Cabdimaalik Muuse Coldoon Ayaa Waxa Ku Dhex Milmay Siyaaada Dalka Somaliya Waxaanu muuqalo Kale Duwan Iska Soo Duubayey Magaalada Muqdisho Kuwaas Oo Ku Taageerayey Madaxweynaha Cusub Ee La Doortay Farmaajo

Xukumada Somaliland Ayaa Faahfaahin Ka Bixin Wali Xadhiga Cabdimaalik Muuse Coldoon

 

 

Burco/Office
Contact      :calikaka5@gmail.com

yaasir yare