War- degdeg ah:Mweyne Siilaanyo oo dalka ku soo laabtay Jawaab Adag ka bixiyey Weerarkii Ciidamada Jabuuti ku dilen Askarigii Ciidamada Sland ka Tirsanaa

0
342

Ciidamada Jabuuti iyo Somalilandba wixii dhexmaray annagu haddii aanu Somaliland nahay wixii dalkayaga difaaciisa khayr ugu jiro, dani ugu jirto diyaar ayaanu u nahay, waanu difaacno, waana aanu difaacaynaa, waanan ka war qabaynaa, waanan la soconaynaa INSHAA ALLAHU TACAALAA ”.