telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

WAR HADDA SOO DHACAY : DAGAAL CULUS OO MAR KALE MAANTA KA QARXAY MAGAALAD MARKA

Marka/Soomaaliya (WARSUGANNEWS.COM)_Wararka ka imanaya magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in Dagaal la sheegay in la isku adeegsano hubka noocyadiisa kala duwan uu goor dhawayd mar kale goor uu ka qarxay magaalada Marka ee xarunta gobolka shabeelaha hoose.

Wararka  ayaa  sheegaya in dagaalka hadda uu bilowday islamarkaana magaalada laga maqlayo dhawaqa rasaasta noocyadeeda kala duwan.

 

Dagaalka hadda ka qarxay Magaaladaasi ayaa u dhaexeeya beelo wada dega gobolkaasi.

ma cadda khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalkaasi.

544 total views, no views today

Comments

comments




Plugin from the creators ofBrindes :: More at PlulzWordpress Plugins