Warqad Furan Oo Ku Socota Aqoonayhanka Dalaka..Garyaqaan Rajab Ismail Salah

0
546

Warqad Furan Oo Ku Socota Aqoonayhanka Dalaka..Garyaqaan Rajab Ismail Salah

Alxamdulailaah maanta meela aad iyo ad uwanagsan ayaan maraynaa mar hadii aan la soo noqonay Goonisutaageen inagalumay 60 kii, waxay ahayd aroor subax ah maalintii 19991 18 may markii dubu usla soonoqo shada laga dhawaqay Burco magala madaxda labaad ee dalka .

meeshaan ka soo bilownay iyadoo la ogyahay ayaa hadana waxaad maanta marka la Barbardhigo shalay waxaad dareemaysaa Farqiga wayn ee u dhaxeeya iyadoo aad arkayso horumaka Baladhan ee inagoo cid ina caawin aan gaadhay ,waa wax lagu faraxo eebana loogu mahadnoqo , hadba maanta dalkeen waxa badan ayuu ubahanyahay wali waa curdin waa in aan ka ilaalilana wax dhawacaya qarnimadeen ,waa inaan marwalba garab istaagnaa Horumaka cid ka soo horjeedsatana aan dhinac ka wada Marnaa taas waa

arin loo bahanyahay cidwalibana ay maskaxda ku hayso .Umad waliba meel wa base u ah Waa hadba Dayarteeda.hadii dayartu u hagaagto oo ay umadaasi way guulaystaa ,shacbiga maanta somaliland cid bad baadin karta ama dubin kartaa waa aqoonayhankeen waxbartay ee Dada yar .,

tusaale kooban ayaan idiinsiinaya Dawlad degaanka somalilada Ethopia yaa wali soo Arakay awl say ahaan jirtay iyo maanta say tahay shalay waxay ahayd meela tuulo ah oo aanlahay MCH iyo iska daa Wassarado iyo cxarumo Dawladeed iyo meel madaxtooyaba oolagu faani karo .

Maanta waa dawlad yar oo kilka shanaad ah oo Ethopia oodhan ku faraxday udhigata meel sare leh dhamaan waxybihii dawladi lahay sida xarumihii dalda oodhan wassradihii oowaliba say ushaqaynayaa iyo horumaka ay gaadheedh aan la qiyaasi karin waxaan ka xasuustaa isla xisaabtanka Barnaamuj ay ugu magacdareen .taas na waxaa gaadhsiiyey hormakra wa Dayartoodii oo Talada Dalka qabtay shacbiguna uhaneeyeyn .

hadii larabo Tuslaale taas ayaa inoogu filan .Dayartii wax soobaratay ayaa meshaas maqaam ka sare ah gaadhsiiyey inaguna awoowadeen lixdankii talinaayey ayaa wali talinaay.
Dhibtaas Cidwaliba way dareen tay balse wali cid wax ka qabtay way yartahay waxaan se isleeyahay kaliya waxaa laga bixi karaa .

Sidee looga Bixi karaa Dhibtaas ina haysata in Shirwayn qaran la qabto oo aqoonyahan dalka ee Dad yar ay isku imaadaan .

in Ay Hayadaha aan Dawliga ahayn (APD, SONSAF & Soradi) ay shirka soo abaabulaan in maskax fayow iyo niyad sami iyo wada jir lagu soo dhaweeyo shirwyanahaas islamrkaan Ergada Gobolada iyo dibaduba ay noqdaan wax la isla ogyahay.

in Shirkaas la islameel dhigo in dalkan aan dayartu qacanta ku qabto Talada Dalaka si aan Horumaka Qayrkeen gaadheedh aan ugaadho islamkaaan aan udhaafno in Shrikaas ka soo baxo wax lagu wada qanco sida in meel qudha ay Codaka shacabku inaga auah Muyaarad aan la Wareegno Talada Dalka Nimankan leh waxaan galaynaa Dorasho ee madaxwaynaan utartamaynaa aan kala baxno xibiyada oo sandakan ba ay musharax Noqodaan Sadex dayar oo caafimaad qaba
Talada Dalka 90% waa in aan la wareegno islamkaana in ay musharax noqodaan Sadex Dayar oo cafimaad qaba dorashadan inagu soo socta 2017.

in ay la Mideeyo Dhamaan Codka Dayarta Somaliland si ay loo helo Cudud Sax oo Wax badasha .
Goorta la qabanayo iyo cida Qabanaysaba waxaan uga Fadhinaa (Aqooyahanka maanta maamula Hayadaha Dawlada (Apd,Sonsaf& Soradi).Anguna waxay soojeediyaan waan soodhawaynayanaa Sacab badan ayaan kusoodhawaynaynaa .

Garyaqaan : Rajab Ismal Salah
Rajab03@hotmail.com
252-634416899

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here