Warsaxaafadeed: Somaliland Waa Dal Madax Banaan Wax Ka Khuseeyaa Ma Jirto Amarka Ay Somaliya Ku Joojisay Diyaaradaha Qaadka Ka Keena Nayrobi Kiniya

0
338

Warsaxaafadeed: Somaliland Waa Dal Madax Banaan Wax Ka Khuseeyaa Ma Jirto Amarka Ay Somaliya Ku Joojisay Diyaaradaha Qaadka Ka Keena Nayrobi Kiniya

Hargeysa(WSN)Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadii Cirka J/S/L , iyada oo ka duulaysa shuruucda Wadanka iyo Madaxbanaanida Somaliland, waxa ay cadaynayasaa in aanay waxaba ka khusayn Amar ka soo baxay Dawlada Somaliya oo ay ku joojisay Diyaaradaha Qaadka Miirooga ka keena Caasimada Dalka Kiniya ee Nayrobi.
Wasaaradu waxa ay ku war galinayasaa Dhamaan Shirikadaha Gaadiidka Cirka in aan waxaba iska badalin Isticimaalkoodii hore ee ay ku wada shaqayan jireen.

Allaa Mahad Leh
Ismaaciil Cali Axmed
Afhayeenka Wasaarada Duulista
Hawada Iyo Gaadiidka Cirka