Wasiirka Biyaha Somaliland oo TACSI udirayaan Eheladii Qaraabadii Odayaashii uu ka baxay MARXUUM claahi maxamed naaleeye oo maanta kugeeriyooday magaalada lascanod

0
548

TACSi..Wasiirka wasaaradda khayraadka biyaha md.baashe cali jamac xildh.cqaadir indho.xildh.saleban cali iyo waliba waftiga wasiirka biyuhu hogaaminayo waxaa TACSI udirayaan Eheladii Qaraabadii Odayaashii uu ka baxay MARXUUM claahi maxamed naaleeye oo maanta kugeeriyooday magaalada lascanod Illaahay samir IyoImaan saadiqa haka siiyo Aamiin Aamiin