Wasiiru-Dawlaha Nabadaynta iyo Horumarinta Gobolada Bariga JSL Oo Tacsi Gaadhsiinaya Ehelada Marxuun Siciid Cali Giir

0
375

Wasiiru-Dawlaha Nabadaynta iyo Horumarinta Gobolada Bariga JSL Oo Tacsi Gaadhsiinaya Ehelada Marxuun Siciid Cali Giir

Wasiiru dawlaha Nabadaynta iyo Horumarinta Gobolada Bariga S/land Cali Axmed Maxamuud (Cali –Sandule) waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii, Qaraabadii Ehelkii, Asxaabii iyo guud ahaan shacbiga Somaliland isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid ALLE ha u naxariistee Marxuum Siciid Cali Giir oo ku geeriyooday Laascaanood 31/08/2015.

background-position: initial; background-repeat: initial;”> Wasiir Cali Sandule waxa uu marxuumka alle uga baryayaa inuu naxariistii janatu fardawsa ka waraabiyo, suaasha qabrigana u fudaydiyo marxuumka una denbi dhaafo Qoyskii, Qaraabadii Ehelkii, Asxaabii iyo guud ahaan shacbiga Somaliland

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here