Waxaa marba Marka Ka Dambaysa Soo Ifbaxaya Musuq Maasuqa gudid fulinta dowlada hoose Ee burco iyo xildhibaanada intood badan Ay Ku Hayaan

0
386

Waxaa marba Marka Ka Dambaysa Soo Ifbaxaya Musuq Maasuqa gudid fulinta
dowlada hoose Ee burco iyo xildhibaanada intood badan Ay Ku Hayaan

Dhulka Hantida Guud Ah Ee Shacbiga Gobalka Togdheer Ay Ilaashanayaan
Iyagoona markay Soo Dhameeyaan Badiba Hanitidii Danta Guud Ahayd Iminka
Xaraashay Dhulkii Ciidamada Booliska Oo Iyaga Ka madax Banaanayd
Masuuliyadeedana Ay Uxil Saarnayd Dawlada Dhexe Hadaba anigoo Oo Kamida
Xildhibaanada Fara Ku Tiriska Ah Ee Ka Fayow Isla Markaasina Ka Fog
Xaaraanta Ayaa Cadeeyay In gudid fulinta dowlada hoose Ee burco iyo
xildhibaanada intood badan Ay Xaraasheen Dhulkii Danta Guud Ahaa Ee
Gobalkani Togdheer

” waxa aad aad looga xumaada ah oo nisiib daro ah in dantii guud ee burco
loo soo tafa xaatay oo uu soo taf xaayteeyn gudid fulinta dowlada hoose
burco iyo xildhibaanada intood badan .waxad ka wara Heynay in la iibiyaay
meel faras magaala ah oo kubad kolayga lagu ciyaari jiray iyadoo weli
burco goor basid oo centarka laahyn kaa mooye ayaay iska xalashayda gudida
fulinta dowlada hoose ee burco igo waxa laale waxay ugu badlayn ayn jirin
iibkaa halkaa dhacay. waxaa manta la iibinayay guriyihii bilyska burco oo
aan weligay intaan burco jogay aan maqal waa la iibinaya ayaa la xarashayaa
waxaynu ogay wadanku inuu soo mar mar xaladdo badan oo adag sida burbur
dagaalo mid dhaqale waxaynu oga nahay ilaa intii aynu wadanka ka soo
noqnaay waxa burco soo maray maayiro badan sida maxamuud xaashi oo hada
wasiirkaa madax tooyada ilaa ina dhagaalab oo hadaa uu kala weeraagay
mayarkaa hada jooga .

wali lama arag mayar oo hore oo iibiyaa meelaah
istaraalaajiga ah ee ee danta guud ee degmad hada ka horay hadii cid
iibinayso waxa xaq uu laah mayarada hore oo xalada adag ku jiray wadanka oo
dhaqale uu baahan manta iyado deg maduu dhaqaalaheed wacan yahay oo
cashurti la bixiyo iyoodo meel kaloo badan waxa kaa so galaayn ayaa hantid
uumaad la iiska iibinyaa welib yadoo aanu xaq uu lahayn mellaha la iibinaay
iib daaye xitaa inaanu uu dhowaano ahayn waxaan uu hanbalaayanyaa maayiradii hore ee ka xishood degmadood inaay xarshaan dant guud waxan ka xumaahaya in golaah deegan ee loo soo dortay ee cod ku yimi ee laag filaay inanay deg mada wax ku soo kor dhiyaanaaye ee xarashaayaan ama dhacyaan danta Guud .

waxan ka waninayaa gudida fulinyta ee burco iyo xildhibaanda inay hadayn degamad waxa uu soo kor dhinaay uu daayaan meelaah denta guud ee ay igu yimadeeyn waxaan ugu baaqayaa dhammaan ganacsatad burco ay iska dayaan meelaha faras magalaha ee danta guud ah ay ib sanaya waa meelo uumadoo dahn leedahay xalaal idnn noqon mayso akhrona waa la idn weydiinayaa kun ganas kari maysaan waad ku kacaysaan ilayn waa xoolo Umadeedo waxan idin lahayaa ka dhowr sanaada”

las oco qaybta danbe

Xildhibaan Cabdi Laki Xasan Xaaji Nuur