Xaliimo Aadan oo noqotay gabadhii ugu horreysay ee tartanka quruxda gabdhaha ee Mareykanka kaga qeyb gasha xijaab

0
515

WAAXA QOREY YAASIR BR

Gabar soomaaliyeed oo lagu magacaabo Xaliimo Aadan (19-jir) kana soo jeedda gobolka Minnesota ayaa markii ugu horreysay taariikhda dalkaasi mareykanka gashay kaddib markii ay xijaab kaga qeyb gashay tartanka quruxda dalkaasi ee loo yaqaan “MISS USA”.Xaliimo Aadan ayaa usoo gudubtay wareegga semifinalka ee tartanka MISS USA, waxaana ay kasoo dhex baxday 44 gabdhood oo la tartamayay kuwaas oo “qaa-qaawanaa” amaba ku labisnaa dharka loo yaqaan bikini (rajasiin iyo kastuumo).

https://youtu.be/KAHYN_jNaMY?t=2