Xan: Maxaa Ka Jira In Xiriirka Kubadda Cagta England FA, Ay Heleen Macalinkii Xulkooda Maamuli Lahaa?

0
360

waaa qoreyay yaasir br

Ninka sida ku meel gaarka ah haatan u haya shaqada macalinimo ee xulka England ee Gareth Southgate ayaa weli sugaya go’aanka rasmiga ah ee FA kuwaasoo ka arisanaya in ay u magacaabaan tababaraha soo socda England.

Wiilkaan dhalinyrada ah ayaa wacdarro dhigay afar kulan oo uu si ku meel gaar ah u hogaamiyay xulka qaranka England, laakiin kadib markii uu maro warysi dheer oo qaadan doona sadex saacadoo kaasoo ay la yeelanayaan xiriirka kubadda cagta England ee FA waxaa lagu wadaa in Gareth Southgate si rasmi ah loogu magcaabo shaqada macalinimo ee xulka qaranka England.

Sidoo kale axaa la fahamsan yahay in tababarihii hore ee Middlesbrough uu yahay musharaxa kaliya ee FA-ga haatan ku aamini karaa shaqada xulka sadexda libaax.