telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

“Xeerka shaqaalaha dawladda, xeerka doorashooyinku labaduba agaasimaha guud, Jananka, Safiirka iyo shaqaalaha dawladda ee A-da ah ee Waaweyn wuu ka mamnuucay inay galaan siyaasadda” Madaxweyne Biixi

Haregeysa(WMG)  Madaxweynaha Somaliland oo shalay furay Shirkii Agaasimayaasha guud ayaa ka hadlay in Agaasimaha guud Sharciga Shaqaalaha Dawladdu uu ka reebay inay galaan Siyaasada, waxaana uu Agaasimayaasha Guud kula dardaarmay inay ku eekaadaan shaqadooda.

215 total views, no views today

Comments

comments




Plugin from the creators ofBrindes :: More at PlulzWordpress Plugins