Xiddigaha ugu badan ee kubbad ay dhiibeen gool lagu dhaliyey Premier League xilli ciyaareedkan 2016/17 ilaa iyo hadda… (Baro boqorrada caawinta Premier League)…

0
376

Kulammadii 13-aad ee horyaalka Premier League ayaa la ciyaaray iyadoo kooxaha Chelsea, Man City, Liverpool iyo Arsenal ay yihiin afarta kooxood ee ugu sarreeya haatan horyaalka Ingiriiska.

Xiddigaha ugu waacinta badan ilaa iyo haatan xilli ciyaareedkan horyaalka Premier League waxaa hoggaaminaya laacibka Man City ee Kevin De Bruyne kaasoo sameeyey 7 caawin, waxaana kaalinta labaad ku jira boqorrada caawinta Premier League wiilka khadka dhexe uga dheela Chelsea ee Nemanja Matic kaasoo dhiibay lix kubadood oo gool lagu dhaliyey.

Haddaba waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbinaysaa xiddigaha ugu caawinta badan ama kubbad ay dhiibeen gool lagu dhaliyey horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan 2016/17 ilaa iyo hadda & xiddig waliba inta caawin oo uu sameeyey:-

1- Kevin De Bruyne (Manchester City) – 7

2- Nemanja Matic (Chelsea) – 6

3- Wilfried Zaha (Crystal Palace) – 5

3- Pedro (Chelsea) – 5

3- Dimitri Payet (West Ham United) – 5

3-  Adam Lallana (Liverpool) – 5

3-  Philippe Coutinho (Liverpool) – 5

8- Gylfi Sigurdsson (Swansea City) – 4

8-  Wayne Rooney (Manchester United) – 4

8-  Matt Phillips (West Bromwich Albion) – 4

8-  Diego Costa (Chelsea) – 4

8- Yannick Bolasie (Everton) – 4

13- Junior Stanislas (Bournemouth) – 3

13-  Adam Smith (Bournemouth) – 3

13-  Alexis Sanchez (Arsenal) – 3

13-  Alvaro Negredo (Middlesbrough) – 3

13-  Romelu Lukaku (Everton) – 3

13-  Alex Iwobi (Arsenal) – 3

13-  Kelechi Iheanacho (Manchester City) – 3

13-  Jordan Henderson (Liverpool) – 3

13-  Roberto Firmino (Liverpool) – 3

13-  Christian Eriksen (Tottenham Hotspur) – 3

13-  Steven Defour (Burnley) – 3