telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kordhisay Kirada Haamaha Shidaalka Berbera

Hargeysa (WMG):-  Xukuumadda Somaliland ayaa kordhisay qiimaha kirada ee haamaha shidaalka Berbera 32% foostadii, gaar ahaan naaftada.

Halkii foosto ee naaftada ah ayaa markii hore laga qaadi jiray khidmad dhan 5.28 dollar halka imika laga dhigey 7 dollar.

Arrintan ayaa sababi karta in uu kordho qiimaha shidaalka ee suuqyada Somaliland.

301 total views, no views today

Comments

comments




Plugin from the creators ofBrindes :: More at PlulzWordpress Plugins