Xukuumada Somaliland Oo Maanta Dhagax Dhigtey Ceel Biyood Laga Hirgalindoono Magaalada Bali-gubadle ee Xarunta Gobolka Hawd

0
469

Xukuumada Somaliland Oo Maanta Dhagax Dhigtey Ceel Biyood Laga Hirgalindoono Magaalada Bali-gubadle ee Xarunta Gobolka Hawd

Bali-Gubadle(WSN)Badhasaabka Gobolka Hawd ibraahin X.Xasan Cali iyo Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland Xuseen Cabdi Boos iyo Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Maxamed ibraahin Aadan Qabyo-Tire ayaa maanta si wada jira u dhagax dhigay Ceelbiyood laga Hirgalindoono Magaalada Bali-gubadle ee Xarunta Gobolka Hawd,kaasi faa”iido Weyn u yeelandoono Bulshada ku dhaqan Guud ahaanba Deegaanada kala duwan ee Gobolka Hawd