100$ waxa suuqa madaw lagu sarifaya 750000 haloo kuur-galo Qalinkii Cabdi Cawiye

0
385

100$ waxa suuqa madaw lagu sarifaya 750000 haloo kuur-galo
Qalinkii Cabdi Cawiye
Iyadoo dawladu go’aan fiican ka qaadatay sicir bararka oo doolarkii ka dhigtay
Gacanta hore 680000 shilin
Gacanta dambana 700000 shilin
Hadana meelaha lagu sarifo lacagaha waxa laguugu sarifaya
Gacanta hore 700000 shilin
Gacanta 760000-780000 shilin
Marka aad shay iibsanayso waxa laguu garaacayaa 760000 – 780000
Waana mid xaqiiqa oo aan soo taabatay una kuur-galay mudo 6 cisho ah.
Wali maan arag ganacsade garaacaya 700000 shilin
Hadaba waa in dawladu u kuur-gasho oo ay go’aan cad ka qaadatay.
Siiba suuqyada waa weyn waa in loo kuur-galo oo xaqiiqda iyo sidii madaxweynuhu ku dhawaaqay loo hogaansamaa hadii kale immikana waxa dulmanaanaya shacabka gunada ku qaata dollarka.
Dawladu ha adeegsato dad aan calaamad dowladeed sidan hana la ogaado waxa ka socda suuqyada.
Qalinkii cabdi cawiye