Inaalilaahu Wa Inaaruraajucun
Aniga oo ku hadlaaya Afkayga iyo Ka Masuulyiinta Wasaarada Duulista Hawada Iyo Gaadiidka Cirka waxaan tacsi tiiraanyo leh u Dirayaa Waraye Shiine Cilmi Kaahin oo ay Xaaskiisii Ayaan Cumar Jaamac Ku Geeriyootay Magaalada Hargaysa, Alle Samar iyo Imaan ha ka siiyo Qoyskii Qaraabadii ay ka baxaday Marxuumadu, waxaan Alle uga baryayaa in uu janadii ka waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin