Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Duulista oo sheegay in ay ka madnuuceen, in Garoomada Somaliland lagala dhoofo….

0
309

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Duulista oo sheegay in ay ka madnuuceen, in Garoomada Somaliland lagala dhoofo, waxyaabaha Dareeraha ah, sida Subaga, Muqmada, Sharaabka, Biyaha, Iyo Computer-rada LAPTOP-ka ah ee aan Shidmayan, iyo Tababar loo furay Shaqaalaha Amaanka Madaarada Somaliland