Aqoonyahan Sawsan Regal Oo Dhaliishay Siyaasadda Faaduma Siciid

0
936

Aqoonyahan Sawsan Regal Oo Dhaliishay Siyaasadda Faaduma Siciid

Sawsan Regal; Waligay Maan Arkin Faadma Siciid iyado Danta Somaliland ka hadlaysa !!!

Sua’al ?
*Ma odhan Karna Faadima Siciid ibraahim Waa Siyaasiyad?
Jawaabtu ;- Waa Maya.

Runti qofka siyaasiga waa inuu lahaadaa Sifooyin isaga u gaara.
Hadaba maxaa kamid ah astaamaha iyo Calaamadaha Siyaasiga Suuban Ama Mucaarid ha noqdo ama Muxaafid ba?
1.Waa in Siyaasadiisa Noqon qof dhaliil balse System dhaliil.
2.Waa inuu Noqdaa Samotalis.
3.Waa inuu danta Umadiisa Ka horaysiiya dantiisa.
4.Waa inuu noqdaa qof Aragti Fog leh.
5. Aragtidiisa waa inay taabata dhinacya badan.
6.Waa inuu noqdaa shakhsiyad akhlaaq leh
7.iyo WLM.
Runtii Markaan Dib utix raacay YouTube-ka Waxa iga soo baxay Marwalba iyadoo luuqad aad u foolxun ku hadlaysa oo dadka ay niyad jabinaysa oo leh.
*Somaliland Meel Xun bay maraysa.
*Somaliland God Madawo bayku jirta.
* iyado kursiga tuuraysa miiska garacaysa oo leh Waa inoo Berbera.
Ma caruur bay lahadlaysa
Misa Ciyaal Xaafad.
Sidaa Awadeed Ma Odhan karno Waa Siyaasiyad.
Waayo Aragtidii Siyaasiga Suuban Male.

Sawsan Regal; Waligay Maan Arkin Faadma Siciid iyado Danta Somaliland ka hadlaysa !!!