Bahda Wargeyska Warsugan Media Group Waxay Hambalyo Meher U Dirayaan Boqorka Iyo Boqorada Cabdiraxmaan iyo Sagal

0
753

Bahda Wargeyska Warsugan Media Group Waxay Hambalyo Meher U Dirayaan Boqorka Iyo Boqorada Cabdiraxmaan iyo Sagal
Bahda wargeyska warsugan media group waxay hambalyo meher u dirayaan Boqorka Cabdiraxmaan Xuseen Biixi Iyo Boqorada Sagal Cabdi Maxamed oo Meherkoodu ka dhacay Isniintii 17/07/2017 Hotel Green Plaza ee Hargeysa waxaanay bahda warsugan ugu ducaynayaan qoyskaasi qiimaha badan ee inagu soo biiray ducadii rasuulka (s.c.w) ee ahayd baarakalaahu laka wabaaraka calayka wajamaca baynakumaa filkhayr, aamiin aamiin aamiin aamiin.