BAHDA WARSUGANNEWS WAXAY HAMBALYO MEHER U DIRAYAAN BOQORKA IYO BOQORADA SICIID KHAFIIL IYO FADXA AXMED DAAHIR OO MEHERKOODU KA DHACAY BOORAMA

0
343

BAHDA WARSUGANNEWS WAXAY HAMBALYO MEHER U DIRAYAAN BOQORKA IYO BOQORADA SICIID KHAFIIL IYO FADXA AXMED DAAHIR OO MEHERKOODU KA DHACAY BOORAMA

Bahda Shebekeda Warsugannews meel ay joogaanba waxay Hambalyo u dirayaan Lamaanaha Siciid Khaliif Ismaaciil iyo Boqorada Fadxa Caaqil Axmed Daahir oo Meherkoodu ka dhacay Maanta oo Jimce ah 09-10-2015 ka Magaalada Boorama gaar ahaan masjidka Abu-Hurayra.
waxaanay Qoyskan ugu ducaynayaan Ducadii Rasuul (SCW) ee ahayd Baarakalaahu Laka wa Baaraka Calayka Wa jamaca Baynakumaa Filkhayr , Aaamiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here