Booliska Somaliland Oo Xidhay Qaar Ka Mid Ah Mulkiilayaasha Maqaaxiyaha Shaaha Ee Magaalada Burco.

0
358

Ciidanka Booliska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabey Mulkiilayaasha Maqaaxiyihii shalay kordhiyay Lacagta Shaaha ee magaalada Burco.

Masuuliyiinta ilaa lix meheradood ayaa xidhan kuwaas oo kordhiyay qiimaha Shaah Soomaaliga, Halkan hoose ka DAAWO

 

ADVERTISEMENT

You 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here