Boqolaalka Kun (100.000 Shaqo Aburka la’a Waxaa laga bixi Kara TAlo Qaran oo Shaqo Abuurka loogu sameen Karo 100.000 in kabadan oodayar ah .)

0
482

Boqolaalka Kun (100.000 Shaqo Aburka la’a Waxaa laga bixi Kara TAlo Qaran oo Shaqo Abuurka loogu sameen Karo 100.000 in kabadan oodayar ah .)

Dayartuwaa Bulshadu hagta ama laga tusaalo qaato waa ta umadi ama ku Horumarto ama Ku hagasto horta ilahay

Dayartu Waa laf dhabarta Bulshad awaa na Ta’ay Bulsho ku horumarto hadayna Bulshadu lahayn Dayar aqoon leh ma horumarto , Dayartuwaa Bulshadu hagta ama laga tusaalo qaato waa ta umadi ama ku Horumarto ama Ku hagasto horta ilahay dayrteena haka dhigo ta aan ku horumanee .waxaan ubaaananahay in aan helno dayar aqoon leh oo qayrkeed la jaan qaada .sidtaas loo helo in lasameeyo :

• Samynta Siyaasad Qaran ee shaqo abuurka Bulshada Somaliland

• Samaynta xarumo xirfadlayaal

• Worshops /biyo xidhayaal /macanicies /dawaarlayaal / kaluumaysiga

• Dhiiri galint Dayarta Somaliland eek a qaybgalka Talada dalka .

• In haayda iyo ku maxaliga ahba lagu dhiirgaliyo HAbkay shaqo abuur loogu smayn lahaa .

In joojiyaan shaqaala Dibada laga keenayo.dhiiri galiyaan kuwa Dalka ushashay .

• In lasameeyo sanduuqa Horimarinta shaqaalaha iyo shaqo abuurka .

• in Qurbajooga Dalka ay dalka maalgashadaan si ay shaqo abuur ugu samyeeaan bulshada Somaliland

In shirwayne Caalimaha ah la qabto laguna falan qeeyo hawlaaIn khubaro iyo lataliyaal la qabto .Wassarad Shaqda iyo Arimaha Bulshada

Mudane Madaxwayne ama Wassirka ay khusayso waxaa halkan raba in aan kula wadaago fikirkayga si aan aragtidayda ugu cabiro xaalada manta dalkeenu marayo.iyo shaqolaaanta baahsan ee taala loogbixikaro taasi waxay ubahnatahay dadaal badan ,xilkasnimo dheeraad ah iyo wada jir iyo wada shaqayn buuxda oo dhexmarta dhamaan daneeyayasah dayarta somaliland iyo cida kaste oo dan ka leh in uun in ay bulshadu somaliland la jaanqaado qayrkeediyo iyo dawladaha dhigeeda ah .

Hadaba waxaan halkan rabaa in aan kugu soo gudbiyo talo muhiim ah oo ah oo mudan in laxusuo

Taladaas oo ah dhalinyaro somaliland u ah faaido shaqo dhalna uah .oo ay ka faaidaysanayaan dhalinyaro dhan 10.000 kun oo dhalinyar ah barnaamuji hadii uusuurgalo noqodo in aan fulinayno ooy shaqo abuurka helayaan .

Taladan shaqo abuurka loogu samaynayo 10.000 kun ee dhalinayaro ah ee somaliland waxaataasi noqondoonta abid tii ugu balaadheed ee soomarta somaliland lagna fiidaysto .caqli fayow iyo masax cafimaad qabta

Qodboadaas

• Marka hore shirar la qabto iyo kulan hawleedyo qaabka ugu macquulsan ee dayarta somaliland shaqo abuur loogu sameenlahaa

• Xog ururin dheeraad ah oo lagu soo samaeeyo dhamaan Gobloada somaliland iyo xlaada somaliland ee dayarteeda

• In qorshahan talada 10.000 ee shaqo abuurka loogu samaynayo uunoqodo mid lasoobadhigo lana falan qeeyo islmarkaan la raadsho dariiq ugu macaquulsan ee loofulinkaro oo ku dhisan caqli iyo cuduba

• Qorhsan dawlada somaliland 35.000 dhalinyaro ah aa misaanidayad lagu darayaa taas oo losamaynyo plan iyo qorhse cad

• In qorshe 35.00 dhalinyaro ah loo sameeyo Ganacsiyo yar yar ,mashiiro iyo program looraadsho loona abuuro barnaamuju shaqo abuur ah

• In 3.000 dhalinyaro ah la baro xirfado ,aqoon tababaro loo fidinayo siday isku anfici l hayeen

• In qorshahaas kuxusan qodobadaa 3 xaad laga dardar galiyo loona huro caqli wakhti maalba wada jir na loo galo midho dhalna leh mustaqbalka

Qaabka ugu Macquulsan ee loo sameenkaro

• In wassarada shaqadu iyo arimaha bulshadu noqoto ta iyadu hogaamisa qorshana fulisana lana helo cid awood buuxda uleh ama khubaro caalmiya ah

• In gudi la shaqaysa la sameeyo lana helo marka hawlhu bilaabmaan

• In awooda buuxda lasiiyo iyo kalsoon lasiiyo cida fulinaysa qodbadaas lana helo wad jir buuxda iyo midnimo

• In kubarada lashaqaysa ay sameeyaann plan ,policy program ,fir ah oo le mudo iyo hawl leh mudanaan gaar

• In wax waliba hadal inaga noqon ay noqoto hawlasha iyo hadal yar

By pro: Rajab Ismail Salah

00252634416899

Rajab03@hotmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here