Burco oo u diyaar garoobaysa olale nafadeed oo dhammaystiran

0
277
Bulshada ku dhaqan magaalada burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa u diyaar garoobeen olale nafadeed la filaayo in laga fuliyo malainta Khamiista.

dhallinyara ku nool magaalada ayaa u muuqda kuwa diyaar u ah is bedel dhinaca horumarka ah oo magaalada laga hirgeliyo , waxana ku tartamayaan sidii qof walba uu qayb uga noqon lahaa kor u qaadista bilicda magaalada.

Maamulka Cusub ee dawladda hoose ayaa todobaadkan ku baaqay olale nafadeed oo heer magaalo ah kaasi oo qayb ka ah bilicda magaalada oo sannadihii u danbeeyey dib dhac laga dareemeyey , waxanu sheegay in dhallinyarada asal ahaan kasoo jeeda gobolka togdheer gaar ahaan BURCO ee ku sugan magaalada Hargeysa ay dib usoo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here