Cabdirisaaq Khaliif Oo Hore U Shaaciyey Inuu U Tartami Doono Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Oo Hoggaaminaya Murrashaxiinta Xisbiga WADDANI Ee Gobolka Sool.

0
328

Liiska Murrashaxiinta Xisbiga Waddani ee Gobolka Sool. Liiskan, ayaa waxa hoggaaminaya Murrashax Cabdirisaaq Khaliif Axmed Oo hore u shaaciyey inuu u tartami doono Guddoomiyaha Golaha Wakiillada.

Halkan hoose ka akhriso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here