BREAKING NEWS
Search
telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Category: Wararka

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Axmed Yuusuf

  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qayb-galay Aas qaran oo xabaalaha Xaraf ee duleedka caasimadda Hargeysa loogu...

Olole Balaadhan Oo Wacyigalineed Oo Hay’adda ARC farriimo Waxtar leh Ugu gudbisay In Ka Badan 3,000 Oo barakacayaal Ah Oo ku kala Teedsan Gobolada Dalka

Olole Balaadhan Oo Wacyigalineed Oo Hay’adda ARC farriimo Waxtar leh Ugu gudbisay In Ka Badan 3,000 Oo barakacayaal Ah Oo ku kala Teedsan Gobolada Dalka dhasheen...

Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) Oo Furay Mashruuca Education Cannot Wait(SAWIRO)

Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) Oo Furay Mashruuca Education Cannot Wait(SAWIRO)  ...

Sacuudiga Oo Markab 20-Kun Oo Neef Oo Adhi Ah Siday Dib Ugusoo Celiyay Dekedda Berbera, Shuruudna Uga Dhigay Warqaddii Caafimaadka Soomaaliya.

Markab u rarnaa Ganacsatada reer Somaliland oo labaatan Kun oo Neef oo adhi ah geeyay Dalka Sacuudiga ayaa dib loogu soo celiyay Dekedda Berbera ee Somaliland kadib sida...

Warbaahinta Kenya oo soo Bandhigtay Waraaq Xildhibaanno ka Tirsan Xisbiyada UK ay Theresa May Kaga Dalbadeen Aqoonsiga Somaliland

Qaar ka mid ahSaxaafadda Kenya ayaa ku warrantay in uu sii kordhayo culayska Dawladda Ingiriiska lagu saarayo inay dal madax-bannaan u aqoonsato Jamhuuriyadda Somaliland...

Warbaahinta Guinea: Somaliland Waxay Muunaysay Madaxweyne Alpha Conde iyo Calanka Guinea

Warbaahinta Jamhuuriyadda Guinea ayaa baahiyey sida shacbiga reer Somaliland u muuneeyeen isla markaana caasimadda Hargeysa ay u qabsadeen sawirrada MadaxweyneAlpha...

Xukuumada Somaliland oo ee uu gadh wadeenka ka yahay madaxwayne muuse biixi cabdi oo aan wali ka hadal xaalada ceel af wayn iyo gobalka sanaag oo malimihii u danbeeyay...

Baaq ku saabsan Colaadda Ceel Afwayn

Bulsharada Rayidka ah ee Somaliland waxay ku boorinayaan Xukuumadda in ay ka hirgeliso deegaanadaas Bulshada Rayidka ah ee Somaliland waxa ay walaac wayn ka muujinayaan...

Baarlamaanka Puntland Oo Fadhi Ay Yeesheen Kasoo Saaray Go’aan Culus Oo Ka Dhan Ah Somaliland.

Golaha Wakiilada Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa kulan ay ku yeeshen caasimada Puntland ee Garoowe Shalay waxay meel-mariyeen go’aan ka dhan ah...

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Gaadhay Wadanka Niger Oo Hogaamiyeyaasha Afrika Ku Shirayaan

  Wasiirka arimaha dibabada somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa socdaal shaqo ku gaadhay wadanka Niger ee ku yaala galbeedka Afrika, halkaas oo uu...

Plugin from the creators ofBrindes :: More at PlulzWordpress Plugins