Ciyaar Sabootis Ah Oo Loo Qabtay Fu’aad Maxamed Cali Oo Dalka Dibediisa U Baxaya Ayaa Shalay Lagu Qabtay Garoonka Friendship Stadium Ee Shacabka + Sawiro iyo Video

0
686

Ciyaar Sabootis Ah Oo Loo Qabtay Fu’aad Maxamed Cali Oo Dalka Dibediisa U Baxaya Ayaa Shalay Lagu Qabtay Garoonka Friendship Stadium Ee Shacabka.

Warsugan(Sports) Ciyaar xiiso leh oo shalay ka dhacday garoonka kubadda cagta ee Friendship Stadium, ayaa lagu sagootiyey ciyaar yahan Fu’aad Maxamed Cali oo Dalka Maraykanka u baxaya maalmaha soo socda, ciyaartan oo ay soo qaban qaabiyeen dhalinyaradii uu ka mid ka ahaa ciyaar yahanku ayey ujeedadeedu ahayd sagootis ay sagootiyeen ciyaar yahan aad ugu qaali ahaa wakhti dheerna ka mid ahaa balse wakhtigan uga diga roganaya dhinacaa iyo dalka USA, oo uu fuaad u tegi doono hawlo qoysnimo, waxbarasho iyo shaqaba.

kulankan shalay oo kulmiyey haldoorka ciyaar yahanada iyo dhalintaba ayaa ahaa mid taariikh iyo waayihiisa xabmaarsan, waxaana halkaasi dardaaran iyo sabootis u badnaa kula qaatay masuuliyiin kala duwan oo ka soo qaybgalau munaasibadaasi.


????????????????????????????????????

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????