Cunsuriga ugu weyn Mareykanka oo feer lala riday xilli uu wareysi siinayay warbaahinta

0
733

Richard Spencer oo ah nin caan oo cunsuri ah ayaa feer lala riday shalay xilli uu kusii jeeday caleemasaarka Donald Trump. Cunsurigan ayaa aad u cabsan madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump.