Daawo DAAWO: Tartanka Hay’adaha Sirdoonka ee Caalamka, (Xogta Dahsoon)‏

0
578

Hargeysa(Warsugannews)Barnaamijkeena xogta dahsoon waxaynu daaha kaga faydaynaynaa hay’adaha sirdoonka ee ugu kartida badan caalamka iyadoo hay’adaha sirdoonku yihiin gacmaha rasmiga ah ee Xukuumadaha.