Daawo Adna Aadan Dalalka IGAD waxan xasuusin lahaa, IGAD oon jirin ayey Somaliland Jirtay, Soomaaliy…

0
379

Hargeysa(WSN)Adna Aadan Dalalka IGAD waxan xasuusin lahaa, IGAD oon jirin ayey Somaliland Jirtay, Soomaaliya oon jirin ayey Somaliland Jirtay
Waddankan Somaliland dagaal kumay soo dhacdan xornimadii Ingiriiska balse waxay ku yimid sifo sharci ah,
Xuduudaha Somaliland maaha qaar ay iyadu iska xariiqatay waa qaar lagu gaadhay heshiisyo, Ingiriiska iyo Faransiiska, Talyaaniga iyo Ingiriiska iyo Itoobiya iyo Ingiriiska ay ku heshiiyeen oo ay isla gaadheen oo aynaan bedeli karayn…..