Daawo barnaamij telefishanka caalamiga ah ee ARISE NEWS ku falanqaynayo doorashada Soomaliland iyo habka casriga ah ee codaynta ee Iris Recognition oo ay Soomaliland tahay wadanka kaliya ee dunida maanta ku guulaystay hirgelinta barnaamijkan daawasho wacan.

0
472