DAAWO: Dhaqamada Qabiilka Dinka, (Xogta dahsoon)‏

0
389

Qabiilka Dinka ee Jamhuuriyadda Koonfurta Sudan waa bulsho reer guuraa ah oo deegaan ku ah gobolada kala ah Baxrul-Qazaal , Jongoli ,qaybo ka mid ah K/Kordufan iyo niilka sare, badankooduna waa dad beeraha iyo xoolahaba ka shaqaysta, qiyaastiina tiradoodu waxay gaadhaysaa ilaa afar million iyo badh.