DAAWO: Duuliyayaashii Ciidamada ee Naftooda Halista Geliyey (Xogta Dahsoon)‏

0
423

Hargeysa(WSN)Xirfadda shaqo ee duuliyuhu waa mid ay cid waliba xiisayso oo ku hamido xitaa haday yihiin caruurta yaryar, iyadoo dulliyuhu yahay shaqsiga hawada duulinaya diyaaradda.