DAAWO: Fadeexadihii ay Madaxda Qaarkood la kulmeen (Xogta Dahsoon)‏

0
286

Hargeysa(WSN)Saxaafadda caaalamiga ah ayaa iyadoo gudanaysa shaqadeeda maalmeed waxay si cad u soo bandhigtaa dhacdooyinka waaqiciga ah iyo xaaladaha dhabta ah ee ay ku sugan yihiin ama ku hadlayaan madaxda dalalka caalamku.