Daawo Furayaasha Sirta ah ee Account da Bangiyada (Xogta Dahsoon)

0
416

Hargeysa(WSN)furayaasha sirta ah ee Aalada lacagaha lagala baxo

Barnaamijkeenan Xogta dahsoon waxaynu ku daahqaadaynaa sirta ka dambaysa sababta afarta xaraf ee keliya looga dhigay furayaasha sirta ah ee agabka sariflaha ah caamka ah ee lacagaha account-kaaga lagala baxo adiga oo adeegsanaya kaadhadhka kuu gaarka ah.