Daawo Geedkii Rasuulkeenu Hadhsaday NNKH oo weli Taagan (Xogta Dahsoon)

0
357

Hargeysa(WSN)Nebigeenii suubanaa ee Muxamad NNKh waxa uu socdaalo kala duwan ku gaalaa bixyey dalalka islaamka qaarkood, meelihii uu u safrayna waxaa ka mid ahaa dhulka shaam.