Daawo Gudidda Daba galka oo Daah furay Xabaal Wadareed laga Helay Arabsiyo‏

0
577

Guddida Baadhista Xasuuqa Somaliland oo kaashanaya Hay’adda Caalamiga ah ee Epof ayaa daahfuray Xabaal wadareed ay ku aasan yihiin dad Rayid ah oo taliskii Siyaad barre ku Xasuuqay Degmadda Arabsiyo.