Daawo Gudoomiyaha Barnaamijka la Magac Baxay Guulaystayaal Geediga Wadaay,qaybtiisa 3aad ee ah Baro oo ku dayo Muwaadinkaaga danta Guud Wax weyn ka soo qabtay Rubuc qarnigii tegay

0
306

Hargeysa(Warsugannews)Gudoomiyaha Barnaamijka la Magac Baxay Guulaystayaal Geediga Wadaay,qaybtiisa 3aad ee ah Baro oo ku dayo Muwaadinkaaga danta Guud Wax weyn ka soo qabtay Rubuc qarnigii tegay Mr Rashiid Sulub Caalin ayaa Marti Qaaday Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir oo Noqday Shakhsigii ugu Codaynta badnaa ee Dadkii ka qayb galay Codaynta Barnaamijkan.