DAAWO: Guurtidu Maxay Weydiisay Cukuse? Muxuuse Ugu Jawaabay?‏

0
318

Wasiirka wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta JSL Md cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo ay wehelinayaan madaxda kala duwan ee wasaaradaasi ayaa maanta hortegay gudiga arimaha Bulshada ee golaha Guurtiga