DAAWO: Hadiyadii Ordogan Ku Dulleeyey Zarkosy, (Xogta Dahsoon)

0
1348

Hargeysa(Warsugannews)Muddo sanado ah oo kooban ka hor waxaa Magaalada Stanbul ee Dalka turkiga lagu qabtay shir sanadeedka dalalka dhaqaalaha leh ee G20, xiligaas waxaa dalka faransiiska hogaaminayey Madaxweyne Nicoly Zarkosy oo sheegay in uu kaga qaybgelayo shirweynahaasi sifada gudoomiyaha dalalka G 20 maadaama ay xiligaa faransiisku hayeen gudoomiyanimada dalalkaasi..