Daawo:- Hal Abuurnimadii iyo Wax Qabadkii Wasiir Waran-cadde.‏

0
411

Hal Abuurnimadii iyo Wax Qabadkii Wasiir Waran-cadde.

====================================================

Waxaan La Yaabay Sida uu Wasiirku U Ixticraacay iyadoo wax qabadkiisa kale aynu ogayn, inuu ku darsaday curin fikradeed oo uu kusoo kordhiyey dalka qalab dunida ku yar oo amniga ah .

taas oo aynu ku arki jirnay filimada khiyaalka ah.

“Alayle Waa Halyey Umadu Madaxweyne Ku Casuunto

si dalka iyo dadkaba uu u horu mariyo”.