Daawo Halyeygii Horumarka Malaysia , Mahathir Mohamed (Xogta Dahsoon)

0
425

Hargeysa(WSN)Umad waliba waxay leedahay halyeeyo sidii ay ahayd u soo gutay adeegii ay u qabanayeen dalkooda iyo dadkooda, kuwaasoo ka tallaabsaday caqabado faro badan oo soo waajahay, marka aynu dadka noocaas ah ka hadlaynana waxaynu soo qaadan karnaa Mahathir maxamed raysalwasaarihii hore ee Wadanka Malysia